home Song Ogsooni Inaan Ku Jeclahay Lyrics

Ogsooni Inaan Ku Jeclahay Lyrics

Share This Post

Ogsooni Inaan Ku Jeclahay Lyrics. Ogsoonoo inaan ku kujeclahay Ana love you more than my life Ana xibak yaa xabiibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga Adkeey balamaha dhaxdeena markaan erayada jacaylka Amaan tiriyoo ku heeso.

Ogsooni Inaan Ku Jeclahay Lyrics

Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto

Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal ? haay

Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Into The Thick Of It Tiktok Lyrics


Share This Post